maleeg
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gay, -gtay)1. Wax soohid. 2. Cid shirqool u dhigid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh maleeg ↴
maleegan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gmay, -gantay; -gmi)
Wax la maleegay noqosho.
maleegan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-gnaa, -gnayd)
Wax la maleegay ahaansho.
maleegid [m.f.dh]
eeg maleeg.
maleegmid [m.f.dh]
eeg maleegan¹.
maleegnaan [m.f.dh]
eeg maleeg². ld maleegnaansho.
maleegnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld maleegnaan.
maliiq [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-qay, -qday)
1. Caw, dun iwm maleegid. 2. Dhoobo dufan iwm isku dhoobid (qof).
maliiqan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-qnaa, -qnayd)
1. Caw dun iwm wax la maleegay ahaansho. 2. Wax aan la tarraxin ahaansho. 3. Ku m.: wax dhoobo dufan iwm ku dhoobantahay ahaansho (qof).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg