Site icon Qaamuus

ereyga

Maliiddo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Mindi yar oo madaxa lagu xiirto, hargaha lagu hoolo, ilmahana lagu gudo. ld maddiil, mandiil, mindiil.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maliiddo

maddiil | mandiil |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version