Maliiq
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)1. Caw, dun iwm maleegid. 2. Dhoobo dufan iwm isku dhoobid (qof).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maliiq ↴
maliiqan | maliiqid | maliiqnaan | maliiqnaansho | maliiqo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg