Site icon Qaamuus

ereyga

Malkad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Kal yar oo wax lagu tumo.

Malkad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

(muus.) Nooc ka mid ah qalabka muusikada oo la afuufo badanaana loo isticmaalo xafladda istunka. 2. Calaamad caan ah oo wax leeyihiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga malkad

siimbaar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version