Site icon Qaamuus

ereyga

Malloolli

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo/malloolli, m.dh)

Nafley lab ah oo xubinta taranka aysan shaqeynayn ama wax rimin karin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga malloolli


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version