Malmal
Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:1. Geed quwaax dhala, xabag ur leh oo daawo loo isticmaalo. 2. Xabagta geedka malmalka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga malmal ↴
dheddin | malmalaaddo | murre |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg