Malo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Nooc libaax badeedka ka mid ah. 2. Saxaro jilicsan oo ubadka yari dhigaan. 3. ld male.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga malo ↴
carmaloobid | carmalow | male | malooq | malooqan | malooqasho | malooqid | malooqnaan | malooqnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg