Site icon Qaamuus

ereyga

Maluuqan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-qnaa, -qnayd)

1. Wax timaha laga wada xiiray ahaansho (qof). 2. Wax subag, dhoobo, wasaq iwm lagu dhoobay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maluuqan

maluuqnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version