Mandharuug
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Geed miro cas-cas iyo guduudba leh dhala oo la cuno. 2. Miraha mandharuugga; murcood.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mandharuug ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg