Manjabbaxso
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)Socod gaaban oo raaxaysi ku jiro samayn. ld majabbaxso, mijabbaxso, minjabbaxso.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga manjabbaxso ↴
majabbaxso | manjabbaxsasho | mijabbaxso | minjabbaxso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg