Manjarroor
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. (-rro, m.dh) Masharaaf. 2. ld manjarroorid. Daal ka yimaada taagnaan badan.
Manjarroor
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray -rtay)Taagnaan badan ku daalid. ld majarroor², mijarror², minjarror².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga manjarroor ↴
majarroor | majarroor | majarroori | majarroorid | majarroorin | majarroorsan | majarroorsanaan | majarroorsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg