Site icon Qaamuus

ereyga

Manjasaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Qaabka loogu fariisiyo ilmo saxaroonayo ama kaadshaya iyaga oo labada lugood la dul saarayo. ld majasaar¹, mijasaar¹, minjasaar¹.

Manjasaar

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Ilmo saxaroonayo ama kaadshayo lugo saarid. ld majasaar², mijasaar², minjasaar².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga manjasaar

majasaar | majasaar | majasaarid | manjasaarid | mijasaar | mijasaar | mijasaarid | minjasaar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version