Manjaxaabi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Qof taagan ama socda lugihiisa dhulka ka qaadid si uu u dhaco. 2. Xukun afgembin. ld majaxaabi, mijaxaabi, minjaxaabi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga manjaxaabi ↴
majaxaabi | majaxaabin | majaxaabis | majaxaabo | manjaxaabin | manjaxaabis | manjaxaabo | mijaxaabi | mijaxaabis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg