Manneyso
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-stay, -satay)1. Ku m.: Alle cid wax ugu deeqid. 2. Cid ku abaal sheegasho. ld minneyso.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga manneyso ↴
manneysasho | minneyso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg