Site icon Qaamuus

ereyga

Manno

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

1. Deeq Eebbe bixiyo. 2. Abaal sheegashada cid wax la siiyay lagu abaalsheegto. ld minno.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga manno

mannooge | mannoole | minno |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version