Manqas
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-syo, m.dh)Laba birood oo isku xiran afna leh oo wax lagu jaro; qardhabo. ld maqas.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga manqas ↴
maqas | qabato |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg