Mantag
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Cunto caloosha ku jirto oo afka laga keeno. ld matag¹.
Mantag
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-gay, -gtay)Cunto caloosha ku jirto afka ka keenid. ld matag³.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mantag ↴
dhajis | mantagid | mantaji | matag | matag | matagid | wallac |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg