Site icon Qaamuus

ereyga

Maqaalin

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-no, m.l)

Bir af qoroofan oo xagga dambe dalool ku leh oo mallaayga lagu dabo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maqaalin

jilib |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version