Maqrib
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Galabnimada marka qorraxdu dhacdo. 2. (dii.) Salaadda la dukado marka qorraxdu dhacdo. ld makhrib.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maqrib ↴
casar | fįid | fiid-dambe | qorraxdhac | shaafii | Moodaale |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg