Maqsinka dawada
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(maqaasiin ..., m.l) (daaw.) Meel dawooyin takhtar soo qoro lagu diyaariyo oo lagu siiyo bukaannada sida badan waxay ka mid tahay qaybta bukaansocod-eektaada ee isbiitaal leeyahay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maqsinka dawada ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg