Maquur
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld maquurid.
Maquur
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Biyo hoos u gelid. ld makhuur², mukhuur², muquur².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maquur ↴
makhuur | makhuur | makhuuri | makhuurid | makhuurin | makhuursan | makhuursanaan | makhuursanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg