Site icon Qaamuus

ereyga

Maraarnimo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Xaalad cudureed oo ka timaada ayadoo lagu dhasho shaqi yari qanjirdhiiqa taayroyd. Astaamaha ahaan: gaabni, caqli dhimanaan, muuqaalka wajiga oo gaar ah.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maraarnimo


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version