Site icon Qaamuus

ereyga

Marag

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gyo, m.l/dh; -gyaal, m.l/dh)

1. Qof wax dhacay goobjoog u ahaa; markhaati. 2. Arrin ama raad caddaynayo wax dhacay.

Marag

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Ceego. ld mereg.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga marag

dur | maragfur | maragfur | maragfurid | maragkac | maragkac | maragkicid | maragmaddoonto |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version