Maragfur
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Sheegidda wax dhacay oo goobjoog loo ahaa la sheego. ld maragfurid.
Maragfur
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Wax dhacay oo goobjoog loo ahaa sheegid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maragfur ↴
maragfurid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg