Marakaneeco
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Dhar khafiif ah, dulduleel yaryar ah leh oo inta hab gaar ah loo tolo sariiraha korkooda lagu dedo, kaneecadana laga galo; sinsinyeeri.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga marakaneeco ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg