Site icon Qaamuus

ereyga

Marawaxad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)

1. Qalab bir, caag iwm ah oo koronto ku shaqeeya, wareegsado oo guriyaha la suro ama meel la saaro oo neecaaw qabow keena. 2. Babbis. 3. Qufac isdabajoog ah; riiraxiyo. ld marawaxo, marwaxad, marwaxo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga marawaxad

laagfaaf | delta | marawaxadi | marawaxadin | marawaxo | marwaxad | marwaxadi | marwaxadin | marwaxo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version