Site icon Qaamuus

ereyga

Mareegadheer

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Xiddig kuwa dayaxa ugu dhow ka mid ah oo soo baxa xilliga dayrta. 2. Qof haween ah oo dhalatay 14-naadka dayaxeed oo dadku aaminsanyihiin inay ayaandhalad tahay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mareegadheer

libcas |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version