Site icon Qaamuus

ereyga

margo
(m.dh)

Qabashada nafley cunaha la qabto iyadoo neefta lagu celinayo ceego. ld mergo¹.

margo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-gaday, -gatay)

Wax cunaheeda cunto aan mari karin isku taagtay noqosho (nafley). ld mergo².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh margo

margasho [m.f.dh]
eeg margo². ld mergasho.

mergo [m.dh]
ld margo¹.

mergo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gaday, -gatay)
ld margo².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version