Site icon Qaamuus

ereyga

Mariid

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Waabaayo la mariyo fallaaraha, warmaha, iwm. 2. Geed mariidka laga liso. ld maliid, meriid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mariid

waabaayo | waaray | ciddisiib | dabbaan | goobyaal | huraanhuriye | libin | maanyo | maliid | manyiikay |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version