Site icon Qaamuus

ereyga

marjiidan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-dnaa, -dnayd)

1. Wax la kala jiiday oo la dheereeyey ahaansho. 2. Wax dheer oo toosan ahaansho. ld maljiidan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh marjiidan

marjiidnaan [m.f.dh]
eeg marjiidan. ld maljiidnaan, maljiidnaansho, marjiidnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version