Site icon Qaamuus

ereyga

marmaarri
(m.l)

1. Dhaqdhaqaajinta wax meel la gelinayo aayar loo dhaqdhaqaajiyo. 2. ld marmaarriyid.

marmaarri
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-iyay, -iday; -iyi)

1. Ku m.: wax meel daloosha ku khasbid. 2. Awr koron ah aad u cayilin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh marmaarri

marmaarriyid [m.f.dh]
eeg marmaarri². ld marmaarri¹ (2).

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version