Marmarsiinyo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Sabab lagu caddeynayo wax dhacay; cudurdaar. ld marmarsiino.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga marmarsiinyo ↴
afeef | dayri | macduur | marmarsiino | marmarsiinyoo | marmarsiinyood | marmarsoo | marmarsood |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg