Site icon Qaamuus

ereyga

Maroodi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.l)

(c.nafl.) Naasleyda berriga ku nool midka ugu weyn oo leh gacan dheer oo uu ka neefsado, waxna ku laayo, labo-ilig waaweyn dhaadheer, qaali ah oo ka soo baxsan goomankiisa, iyo cago balballaaran oo aan faro lahayn oo ku nool Afrika iyo Hindiya.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maroodi

oodjiid | uufannays | askarmaroodi | bilyaardi | caskramaroodi | faan | foolmaroodi | gacan | maroodiyow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version