Maroog
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Xarig la tirjinayo si xoog leh oo la isugu duubo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maroog ↴
maroogsad | maroogsan | maroogsanaan | maroogsanaansho | maroogsasho | maroogsi | maroogsin | maroogso | marooqsan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg