Site icon Qaamuus

ereyga

Maroojis-laba-cirifle

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ayaal, m.l/dh)

(kiim.) Taranta soo baxda marka la isku dhufto saldanabka togan (ama midka taban ee saxar) iyo fogaanta u dhaxaysa labada saldanab.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maroojis-laba-cirifle


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version