Marooqsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)1. Wax marooq yeeshay ahaansho (xarig, maro iwm). 2. Wax marooq yeeshay ahaansho (gees, qori iwm). ld maroogsan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga marooqsan ↴
goodir | maroogsan | maroogsanaan | maroogsanaansho | marooqsanaan | marooqsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg