Site icon Qaamuus

ereyga

Maroorsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Wax maroor leh noqosho (xarig, maro iwm).

Maroorsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax maroor leh ahaansho (xarig, maro iwm).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga maroorsan

maroorsamid | maroorsanaan | maroorsanaansho | maroorsanow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version