Site icon Qaamuus

ereyga

Marqaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Farxad iyo firifircooni laga helo cunida qaadka. 2. M. ah: qof ay ka muuqato farxad iyo firfircoon qaad uu cunay dartii. ld murqaan.

Marqaan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)

Qaad cuniddiisa farxad iyo firfircooni ka helid (qof). ld murqaan².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga marqaan

marqaami | marqaamid | marqaamin | marqaansan | marqaansanaan | marqaansanaansho | marqaansanow | marqaansii |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version