Marqan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay)Wax maraq naasaheeda ku xiran yahay ahaansho (halirmaan). ld maraqsan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga marqan ↴
maraqsan | maraqsanaan | maraqsanaansho | marqanaan | marqanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg