Site icon Qaamuus

ereyga

Marqo

Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-qaday, -qatay)

Hal irmaan afarteeda naas oo dhan ama qaar ka mid ah marasho, si aan loo nuugini ama loo lisin. ld maraqso.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga marqo

maraqso | marqasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version