Site icon Qaamuus

ereyga

marre
(m.l)

(dii.) Qur'aanka caddaddiisa (114) oo hal mar la akhriyo. ld marro (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh marre

camarre [m.l]
Gorayo yar oo aan weli lab iyo dheddig loo kala saari karin.

marro [m.l] (-ooyin, m.l)
1. Jilib qabiilo. 2. ld marre.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version