Site icon Qaamuus

ereyga

Marsan

Qaabnaxa: f.g/mg4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

1. (f.g) Haweenay maro ay xirantahay wax dhexda ka xiran ahaansho. 2. (f.mg) Wax midab, dufan iwm meel laga mariyey ahaansho. 3. (f.mg) Maro, darin iwm oo liid midabo ah lagu qurxiyey ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga marsan

barafuumaysan | biladdaye | bulukaati | dhooban | dhooban | horummarsan | horummarsanaan | horummarsanaansho | marriin |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version