Site icon Qaamuus

ereyga

marsiino
(m.dh) (-ooyin, m.l)

Maro weyn oo dumarku xirtaan oo boqor dhexda lagaga xiro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh marsiino

marmarsiino [m.dh]
ld marmarsiinyo.

qaroofali [m.dh]
Maro midab leh oo dalka Hindiya laga keeni jirey oo ay dumarku marsiino ka dhigan jireen.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version