Site icon Qaamuus

ereyga

Marsoobbax

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-xyo, m.dh)

Nooc halaqa ka mid ah, waabaayo halis ah leh oo dhif iyo naadir loo arko; wed-lasoobax; abris.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga marsoobbax


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version