Marti
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(marti, m.dh) Qof laga soo dhaweeyey guri aanu lahayn.
Marti
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:Dad laga soo dhaweeyey guri aanu lahayn.
Marti
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)M./u m.: cid marti u noqosho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga marti ↴
amarti | ardaaggal | ardaaggal | balashi | carraabi | deg | dego | dhowee | dhowow | golafariiso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg