Site icon Qaamuus

ereyga

Martiqaad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Sooryo qof marti ah la siiyo. 2. ld martiqaadid.

Martiqaad

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)

Cid marti ah soorid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga martiqaad

balashi | macsuum | martiqaadid | soor |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version