Site icon Qaamuus

ereyga

Marxal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo, m.dh)

1. ld marxalad (3). Fogaan maalin socod dhan. 2. Gar; daw; jid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga marxal

waagii macdanka | abeesaxambaar | afbarad | fariisin | gargaar-degdeg | gurguurad | kalagguur | marxalad | shahaado |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version