Mas'uul
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-llo/-liin, m.dh)1. Qof xil qaadi kara. 2. Qof jago sare ummad u haya. 3. Xilkas. 4. Ka m. ah: qof wax xilkoodu saaran yahay. 5. Ka m. ah: qof dhacdo sabab u ahi. ld masuul.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga mas'uul ↴
aabonimo | oday | sabab | ATP | bari | baryo | cagaariye | dammiin | dammiin | dani |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg