Masaafir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro/-riin, m.dh)Qof safar ah. ld masaafur¹, musaafur¹.
Masaafir
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Qof meel joogay ka dhoofid. ld masaafur², musaafur².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga masaafir ↴
masaafiri | masaafirid | masaafirin | masaafiris | masaafirsan | masaafirsanaan | masaafirsanaansho | masaafirsanow |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg