Site icon Qaamuus

ereyga

Masaafirsanow

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-naaday, -naatay)

Qof dalkiisa laga masaafiriyey noqosho. ld masaafursanow, musaafursanow.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga masaafirsanow

masaafirsanaansho | masaafursanow | musaafursanow |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version